Al Shabaab oo Mareykanka ku eedeeyay dilka Dhakhaatiir
Jilib Februry 17, 2024 (QJ) -Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaaday in ay dhinteen labo dhaqtar oo u dhashay dalka Cuba, kuwaasi oo muddo sanado ah afduub loogu heystay degmada Jilib. Warbixin ay soo saartay kooxdaasi ayay ku sheegtay in dhaqaatiirtan lagu dilay weerar ay ciidamada Mareykanka ee taageeraya ciidamada Soomaaliya ka fuliyeen magaalada Jilib. Dhakhaatiirta…
