Qarax lala beegsaday ciidamada Booliska Muqdisho
Muqdisho March 05, 2024 (QJ) -Qarax miino oo wadada dhinaceeda lagu aasay ayaa maanta ka dhacay degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa lala beegsaday gaari ay wateen ciidamada booliska. Sida ay sheegayaan wararka qaraxa ayaa ka dhacay xaafadda Shaaciye ee degmada Heliwaa, iyadoo goob joogayaal ay sheegeen in xilliga qaraxa uu dhacayay gaari ay…
