Galatasaray oo 3-2 Ku Khaarijisey Real Madrid. By Jaahuur
Istanbul-Turky-Tue-09-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula hayaameyna xagaa iyo Istanbul (TURKY). Waxaa gabagabo ku dhaw Koobka Qaaradda Yurub Uefa oo la soo galey Semi finalkiisii, waxaana mar dhaweyd lagu kala faataxaystey ciyaar dhexmartay Galatasaray iyo Real Madrid. Ciyaartan oo runtii aad u xiisa badneyd kana dhacdey Turk Telekom Stadium ee Istanbul waxaa ka soo qayb…
