Tababaraha Xulka Naigeria (Stephen Keshi) oo Dhaleceyn Dusha Uga Tuurey Tababarayaasha Caddanka ee Afrika Ku soo Xoomey(By Jaahuur)
Abuja-Jan-09-2012-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa Tababaraha xulka Nigeria Stephen Keshi oo dhaleeceyn tosha uga tuurey tababarayaasha caddanka ah ee u soo qadhaab tegey Afrika. Keshi wuxuu ka dhwaajiyey,walow uu Tababaraha reer France Herve Renard ee xulka qaranka Zambia ku guuleystey Cup Of Nation 2012-kii,laakiin waxaan gocanayaa inaana shaqadayada la soo jaleeceyn. Waxa kale oo…
