SSC-Khaatumo oo lagu eedeeyay in ay laayeen ciidamadii Maaxaabiista ahaa ay ka qabteen Somaliland
Laascaanood September 11, 2023 (SD) – Waxa maalmihii u danbeeyay baraha bulshada lagu soo bandhigayay muuqaalo ka turjumaya fal danbiyeedyo ka dhan ah xuquuqda maxaabiista dagaalada lagu kala qabto oo ay geysanayaan Jamaahiirta SSC-Khaatumo. Sawirada ayaa muujinaya tacadiyo ay ka mid yihiin dil iyo dhaqan xumo kale oo lagula kacayo askarta ku jirta gacanta…
