Muuse Biixi oo ka carooday in Mareykanku aanu hanbalyeyn qorshihiisa Dooroshooyinkanka
Hargeysa July 20, 2023 (QJ) – Saxiibada caalemiga ah ee Somaliland ka taageera dhanka doorashooyinka oo aaney ka dhexmuuqan dawlada Mareykanka ayaa maanta war ka soo saaray goaankii sharciga baalmarsanaa ee uu Guddida Doorashooyinku ka soo saareen jedwelka Doorashooyinka ee ururada iyo madaxtooyada. “Saaxiibada caalamiga ah (Austria, Denmark, Ethiopia, Ergayga Midowga Yurub, Finland, Jarmalka, Netherlands,…
