Mucjisada Aduunka u Dheereysa Maxaa u Qarsoon?

London-July-27-2012-qurbejoog.com-Asxaabtaay todobaadkan iyo ciyaaraha waxaynu ku miliqsaneynaa mucjisada aduunka ugu dheereeya 100 iyo 200 ee meter Suain Bolt oo bilihii aynu soo dhaafney la daalaa dhacayey xanuun ka hayey dhabarka iyo lugta oo yidhi diyaar baan ahay. Hadaba warbaahinta aduunka iyo umadda ciyaaraha idhaindheeya iyo dacan dadweynaha ciyaaraha jacel ayaa waayadan oo dhanba isla dhexmarayey inuu…

Read More

Goorma Kuugu Dambeysey Xiddigii Reer Kamiroon Roger Milla

Kamiroon-July-23-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu maanta ku falanqeyneynaa taariikh nololadkii xiddigii baresamaadkii ee reer kamiroon Roger Milla. Roger Milla wuxuu ku dhashey magaalo Madaxda Yaounde sannadkii 20-may-1952,wuxuuna la noolaa aabihiis oo markaa ka shaqeyn jirey wadooyinka tareenada. Haddaba naadigii ugu horeeyey ee uu  usaxeexay inuu u ciyaaro isaga oo 13-jir ah wuxuu ahaa (Douala) 18-jirkiisiina wuxuu ku guuleystey…

Read More

Shinji Kagawa oo Riyadiisii Rumowdey.

Japan-JULY-22-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku lafagureynaa xiddigga reer Japan Shinji Kagawa oo nasiib u yeeshey in uu ka midnoqdo Man-United xagaagin. Haddaba xiddiggan Kagawa oo 23-jir ah kana ciyaara khadka dhexe ayaa warbaahinta u sheegey inuu aad ugu faraxsanyahay ka mid noqoshada Red Divels. Kagawa oo ka soo hayaamey Boruusia Dortmound soona cagadhigtey Trafford…

Read More

Maradona oo Shaqadii Laga Xayuubiyey Maxaase Lagu Suusey

Dubai-Wed-July-11-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku jibaaxeynaa tababarihii naadiga Al Wasal ee Imaaradka Carabta Maradona oo shaqadiisii laga xayuubiyey. Maradona oo 51-jir ah ayaa kooxdan reer imaraadka ah ee Al Wasl u saxeexay 2-sanno inuu tababaro sanadkii aynu soo dhafney oo ku beegneyd May 11-dii,haddaba S’aashu waxay tahay isaga oo ay hal sanno u harsantahay…

Read More

Tababarihii Xulka Netherlands Pert Van Maqrwijk oo Iscasiley.

Amsterdam-Netherlands-July-04-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay todobaadkan iyo ciyaaraha waxaynu ku falanqeyneynaa Tababarihi xulka qaranka ee Netherlands Pert Van Marwijk oo iscasiley markii koobkii qaaradda Yurub 2012 loo awood sheegtey. Saaxiibayaal sababaha keeney inuu iscasilo Pert Van Marwijk markii xulkiisii Netherlands daaqadda ay ka baxeen wareegii kowaad Round-1 una awood sheegteen Germany,Portugal iyo Denmark(Group of Death). Pert Van Marwijk oo ay…

Read More

Venus Williams oo Wareegii Hore Ka Shubtey Maxaase Si Ka Ah?

Wimbledon,England-Fri-June-29-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qadaneynaa xiddigadii reer Mareykan ee kubadda Tenista oo wareegii kowaad laga badiyey,horeyna umey dhicin. Akhyaartay xiddigaddan oo 32-jir ah horeyna Wimbledon ugu guuleystey 5-jeer bahweynta ciyaaraha jecel ee Ingiriiskuna aad u jeclyihiin iyo intii kale ee kala socotey Telifishanka u cuntamiweydey markii ay daaqadda ka baxdey wareegii kowaad Round-1-….

Read More

Germany oo 4-2 Ku Dhirbaaxdey Greece Euro Quarter Final.

Ukerain-June-22-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu8 ku eegeynaa horyaalka kubadda cagta ee qaaradda yurub oo si habsami ah u socda laguna gudajiro quarter finalkii. Akhyaartay ciyaartii labaad ee quarter finalka waxaa maanta oo jimaco ah foodda islagaley Germany iyo Greece,ciyaartan oo runtii la wada sugayey waxaa ka soo qeybgalay dadweyne aad u tiro badan dabcan waxaan ka maqneyn…

Read More

Miami Heat oo Ku Guuleysata NBA Championship

Miami-Fl-June-21-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa kubaddii koleyga ee NBA ayaa xaley lagu kala baxay markii aay ku guuleysatey kooxda Miami Heat kana guuleysatey Oklohoma City Thander-121-106. Haddaba kooxdan Miami Heat oo koobkan ku guueysatey sannadkii 2006 kana dhex muuqdey laacibkii weynaa ee Shaquille O’Neal,ayaa ka bacdi waxaa sannadkii 2010 ku soo biirey kooxdan…

Read More

Portugal oo 1-0-Ku Sagootisey Czech Republic(Euro Quarter Final)

Poland-June-21–2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku qeexeynaa maanta koobkii Yurub oo iskugu soo9 biyo shubtey quarter final. Shaki kuma jiro 16-kii waddani ee ku loolamayey koobkan iney siddeedi ka shubtey,haddaba siddeedan isku soo hadhay ayaa kooxdii laga badiyo gurigooda u hayaami doonto. Saaxiibayaal maanta oo khamiis ah june 21 waxaa waxaa mar dhaweyd lagu kala baxay…

Read More

Los Angles Kings oo Ku Guuleystey Stanley Cup

Los-Angles-June-12-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku liishaameynaa Kooxda kubadda hokida Hockey ee Los Angles King oo xaley ku guuleystey koobka loogu magac darey Stanley Cup. Akhyaartay kooxdan L-A-King ayaa 44-tan sanno  oo koobkani jirey eyna il saarin waana markii ugu horeysey taariikhda ay ku guuleystaan koobkan Stanley Cup. Haddaba mucjisadii ka yaabisey bahweynta ciyaaraha jecel…

Read More

Russia oo 4-1 Ku Soo Dhaweysey Czeh Republic.

Pol-Uke-fri-08-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku lafagureynaa horyaalkii kubadda cagta ee qaaradda yurub oo si rasmi ah uga bilowdey wadamada kala ah Poland iyo Ukerain. Waxaa mar dhaweyd soo gabagaboydey ciyaarii lagu furey tartankan waxaana foodda isla galey wadankii loo martida ahaa ee Poland iyo Greece waxayna ciaartaasi ku dhamaatay 1-1. Laakiin akyaatay waxaynu jaleeceynaa…

Read More

Poland Iyo Ukraine oo Nasiib U Yeeshey In Lagu Qabto Koobka UEFA 2012.

Uefa-June-2-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu todobaadkan ku soo qaadaneynaa horyaalka kubadda cagta ee yurub oo si rasmi ah uga bilaamidoona wadamada Poland iyo Ukraine June 8-da ilaa Julay 1-da oo la soo gabagabeynayo haddi eebbe ka raali noqdo. Akhyaartay waa markii ugu horeysey ee koobkan horyaalada Yurub lagu kala qabto labadan waddan ee Poland iyo Ukraine,waxaana…

Read More

Xiddiga Reer Kiiniya oo Ku Guuleystey Ottawa Marathon.

Ottawa-May-28-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxeynaa Ottawa Marathon oo lagu kala baxay waxaana ku guuleystey xiddiga reer Kiiniya Laban Moiben. Saaxiibayaal shaki kuma jiro Oradada dhexe iyo kuwa dhaadheer iney Afrika ku caantahay siiba bariga Afrika (EAST AFRIKA) haddaba qaaradaha aduunka ayaa sannad walba lagu qabtaa taas oo loogu magacdaro magaalooyinka lagu qabto. Shalay ayaa…

Read More

Drogba oo Ka Tagey Chelsea Una Hayaamaya China.

London-May-22-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku lafagureynaa xiddiga reer Ivory Coast guushana u u soo hooyey naadigiisa Chelsea markii ay hantiyeen koobka horyaalka Yurub Drogba kuna dhawaaqey inuu ka tagayo Chelsea Juun dhamaadkeeda una hayaamayo China. Xiddigan oo u soo kifaaxey Naadiga Chelsea 8-sanadood ayaa jecel inuu ka daba tago saaxiibkii oo ay isku naadi ahaan…

Read More

Chelsea oo Hantidey Koobka Horyaalka Yurub.

Germany-Munich-May-19-2012-qurbejoog.com-Akhyaatay qormadeena ciyaaraha waxaynu galabta ku shaandheyneynaa Bayren Munich iyo Chelseas oo u soo baxay ciyaartii kama dambeysta ahayd FINAL kana tirsaneyd koobka horyaalka yurub. Ciyaartan oo la wada sugayey ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne aad u tira badan iyo dabcan taageerayaasha madaalayaasha ah ee labada dhinac iyo ciyasartooy badan oo caan ku ahaa…

Read More

Tababarihii LiverPool oo La Cayriyey Muxuuse Galabsadey?

London-May-17-qurbejoog.com-Saaxiibayaal maanta iyo qormadeena ciyaaraha waxayu ku lafagureynaa tababarihii Liverpool Kennhy Dalgilish oo shaqadiisii laga cayriyey. Wakhtiga ilaahay samaeystey marna wuu ku saacidaa marna hawada ayuu kula kacaa waxayna ku fiicantahay inaad samir u yeelatid. Haddaba maxay LiverPool ku suustey tababare Kenny? Akhyaartay Naadigan LiverPool oo aad u facweyn oo soo mareywakhtiyaal farabadan oo ay…

Read More

Fadeexado(Scandal)Hadheeyey Naadiyada Talyaaniga.

Italy-Rome-May-09-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneyna fadeexadaha hadheeyey naadiyada serie-A-da iyo kuwa serie-B-da ee cariga Talyaaniga oo cirka isku shareerey. \Haddaba Naadiyada Atlanta,Novara,iyo Siena ayaa waxay ka mid yihiin 22-tan kooxood oo ay baadhis ku socoto taas oo ah ciyaaro ama games la isu fuutiyey ama la isu deystey,waxaana lagaga dhawaajiyey maanta oo…

Read More

Cakuyey Haddana Ma Kiiniya

Ottawa May-08-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku lafa gureynaa qaran ku sheeg gabalkiisii dhacay oo lagu dalxiis tagayo. Wali waxaa ii cuntimila kiiniya ayaa ku guuleysatey koobka kubadda koleyga ee bariga iyo bartamaha Afrika wiilal iyo gabdhaba,waxaana wax laga yaqyaqsooda ah bahdilidda lagu hayo magaca kubadda koleyga ee Soomaaliyeed. Haddii aad u fiirsato ciyaatooyada Kiiniya…

Read More

Man City oo 1-0 Ugu Awood Sheegatey Man United

London April-30-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxaynaa ciyaartii xiisaha badned ee dhexmartey Man City iyo Man United kana tirsaneyd horyaalka ka socda cariga Ingiriiska Premier Leage. Ciyaartan oo la wada sugayey ayaa waxaa ka soo qeybgalay dadweyne aad u farabadan iyo taageerayaasha waraabowga qaba ee labda dhinac waxa kale oo xusid mudan xiddigihii caanka ku…

Read More

Roben Van Premise oo Ku Guuleystey PFA Sannadkan.

London-April-30-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa xiddiga reer holland una ciyaara naadiga Arnenal Roben Van Persie oo ku guuleystey abaal marinta ugu qaalisan marka lagu gudajiro horyaalka kubadda cagta ee Ingiriiska Premier League (PFA). Laacibkan u soo baxay Arsenal ayaa soo shaacbixiyey naadigiisa oo sannadihii ugu dambeeyey hoos u sii socodey oo ay ka…

Read More