Home » Archives by category » Wararkii ugu Dambeeyay

Madaxweynaha dalka Ghana oo Marti qaad uu Fidiyey Mudane Hussein AL-ishaqi oo qaabilsan qaybta horumarinta Africa iyo Madaxwaynaha Ghana oo Balan qaday In u Madaxwaynaha Somaliland Boqasho ku Yimado Ghana

  London 20Jun13 (SDN) Shirkadaha horumarinta ee DVK ee u madaxa ka yahay Mudane Deepak oo u wehelinayo Madaxa horumarinta qaybta Mashaariicda Afrika (African Development fund) ee Hussein AL ishaqi ayaa dhawaan ku tagay socdaal shaqo dalka Ghana sidii looga wada hadli lahaa mashaariic horumarineed oo laga hirgalinayo dalka Ghana. Mudane Hussein AL-ishaqi oo qaabilsan [...]

Muqdisho 19.June (SDN) Inta la Hubo Shan Iyo Toban Qof ayaa Ku Naf waayay Weerar Maanta ay Xarkada Al Shabaab ka fulisay Dhismaha Hay’ada UNDP ee Magaalada Muqdisho,kuwaas oo afar ka mid ahi ay ahaayeen Shaqaalihii Ajaanibka ahaa ee ka hawl galayay Xaruntaas . Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay weerarkaas, [...]

Continue reading …

Gebilay 19.June (SDN) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyi Gelinta Somaliland Mudane Abiib Diiriye Nuur “Abiib Timacad” ayaa Deeq lacageed oo ay Soo direen Qaar ka Mid ah Qurbejooga Gobolkaasi waxa uu Maanta ku Wareejiyay Xulkii Gobolka Gebilay u Metelayay Ciyaarihii Gobolada Somaliland. Deeqdan oo ay Soo Direen Qaar ka Mid ah Haweenka Qurbejooga ah ee [...]

Continue reading …

Hargaysa 19.June (SDN)  Wasiirka Wasaaada Cadaaladda JSLand Mud,Xuseen Axmed Caydiid,ayaa maanta Hadal ka Jeediyay  kulan lagu Naaqishayay  sidii loo samayn lahaa xeer lagu maamulo  Xafiisyada Nootaa-yooyinka  shareecada  ee dalka ka jira. Wasiirku Waxa uu Sheegay Sida ay Daruuriga u tahay in la Helo Xeer lagu Dhaqo  xafiisada adeeg bulsho haya ee aan la hayn wax [...]

Continue reading …

Burco 19.June (SDN)  Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawlada ayaa maanta magaalada Burco ku soo gabo gabeeyay aqoon isweydaarsi Mudo laba iyo Toban Maalmood ah u socday Mudanayaasha Golaha deegaanka ee Magaalooyinka  Burco,Laascaanood, Ceerigaabo iyo Caynabo. Munaasibada Xidhitaanka Aqoon Isweydaarsigan ayaa waxaa ka qayb galay Gudoomiyaha Gobolka Togdheer,Agaasimaha Guud ee Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawlada, Mas’uuliyiin ka socday [...]

Continue reading …

Hargaysa 19.June (SDN) Wasiirka wasaaada cadaaladda JSLand,.Mud,Xuseen Axmed Caydiid,ayaa maanta ka furay Huteel maansoor ee magaalada Hargeysa kulan lagu gorfaynayo  sidii loo samayn lahaa xeer lagu maamulo  Xafiisyada Nootaa-yooyinka  shareecada  ee dalka ka jira. Kulankan oo ay ka soo qayb galeen  Gudoomiyaha ururka Qareenada somaliland, saraakiil ka socday wasaarada maaliyadda,Culima’udiin iyo mulkiilayaasha xafiisyada  Nootaayooyinka Sharciga [...]

Continue reading …

Hargaysa 19.June (SDN) Wasiirka wasaarada arimaha dibadda JSLand Mud, Maxamed C/llahi Cumar, ayaa maanta   xog-waran  ka bixiyey dayuuradii ay xukuumadda Somaliland ka  celisay  Hawadeeda maalintii shalay , loona diiday inay ku soo degto Garoonka  Dayuuradaha ee Cigaal international airport ee caasimada Hargeysa,ka dib markii ay howl-wadeenada  Wasaarada duulista  ee Hagista  Duulimaadyada dayuuradaha ay u cadaatay [...]

Continue reading …

Burco 19.June (SDN) Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawlada ayaa maanta magaalada Burco ku soo gabo gabeeyay aqoon isweydaarsi Mudo laba iyo Toban Maalmood ah u socday Mudanayaasha Golaha deegaanka ee Magaalooyinka  Burco,Laascaanood, Ceerigaabo iyo Caynabo. Aqoon Isweydaarsigan ayaa hore looga soo fuliyay Gobolada Galbeedka Somaliland waxaana Xidhitaankiisii ka hadlay Agaasimaha Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawlada Prof Maxamed [...]

Continue reading …

Hargaysa 19.June (SDN) Guddoonka Jaamacadda Hargaysa ayaa maanta ku dhawaaqay in Ardayda Jaaamacaddu ay imtixaanka u fadhiisan doonaan maalinta sabtida ah ee 22-ka bishan June. Gudoomiye ku xigeenka Jaamacada Hargaysa Maxamed Cali Dhuux  oo maanta la hadlayey warbaahinta  ayaa sheegay in jaamacadda ay dhigtaan shan kun oo arday oo u kala baxa sadex qaybood oo [...]

Continue reading …

Muqdisho June 19,2013(SDN)-Wararka Muqdisho ka imanaya ayaa waxa ay tibaaxayaan in weerar ay dabley hubeysani saaka ku qaaday xarunta UNDP ku leedahay Muqdisho ay ku dhinteen dad. Weerarkan oo noociisa mudooyinkan danbe Muqdisho lagu arag ayaa waxa qaaday kooxda Al Shabaab. Weli ma cada khasaaraha ka dhashay weerarka balse waxa uu walaac ka dhex abuuray [...]

Continue reading …
Page 1 of 646123Next ›Last »