Hargaysa 04. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Somaliland Ka Taagan Xaalad Sicir Barar oo Saamayn ku Yeelatay Nolosha Dadka, Sicir Bararkan ayaa ka Unkamay Qiime dhac Xoogan oo Ku Yimid Shilling Somaliland Ilaa Hada Awaamiirtii ay Soo Saartay Xukuumadu ee Wax ka qabashada Sicir Bararka ayaan Shaqayn.
https://www.youtube.com/watch?v=JLspOj0q_FQ&list=UU-cLlzdAFkgBq1ExQvACJUg&index=5
