
Hargeisa 24/12/2014(SDN/QJ)badhaasbka gobalka wadla ayaa ka war bixiyey ciidanka milatariga ah ee maalmihii ugu danbeeyey lagu daad guraynaayey gobalka awdal aanay ahayn ciidan dadka cabudhinaaya ee ay yihiin ciidan nabad galyada gobalka sugaaya isagoo badhsaabku dadka rer booramana ugu baaqay inay ilaaliyan nabad galyada gobalka
https://www.youtube.com/watch?v=unozKB5JgwU
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanewss.com
