Muqdisho Nov 12,2014(SDN/QJ)-Kuln shalay ay shalay yeesheen baarlamaanka Soomaaliya oo looga dooday khilaafka madaxda sare ee Soomaaliya ayaa waxa uu ku dhamaaday Buuq dhexmaray dhinacyada kala taageersan Madaxweynaha iyo Raiisul wasaaraha Soomaaliya.
Dhacdadaa ayaa waxa barnaamij ka diyaariyay TVga Universal, barnaamijkan gaarka ayaa lagu eegayaa khilaafka masuuliyiinta ee haatana hareeyay saameeyay xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.
