Washington 24.April (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxaamud Siilaany0 iyo Weftiga uu Hogaaminayo ayaa lagu soo Waramayaa inay Kulan albaabadu u xidhan yihiiin la yeeshay Saraakiil Sar Sare oo Ka Tirsan Wasaarada Gaashaandhiga ee Maraykanka .
Sidaana Waxaa Warbaahinta u Xaqiijiyay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Dr Maxamed C.laahi Cumar oo ka Mid ah Weftiga Madaxweynaha.
Washington DC.
Qurbejoog.com
