|

(DAAWO) Man City oo Daala Dhac Ku Hantidey Koobka (Fa Cup Final 2016) Khaarijiseyna Liverpool.(JAAHUUR)

Manchester-City-477205Londdon-Feb-28-2016(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxaamineynaa koobkii Fa Cup oo lagy kala faraxashey.

Haddaba ciyaartan oo aad u xiisa badneyd oo aay ka soo qeybgaleen dadweyne aad u badan waxaana foodda isla galey Man City iyo Liver Pool.

Ciyaartan oo ahayd kama dambeys (FINAL) dooneyna inaan ka hordhaco daawasho wacan.

W/Q Jaahuur

SDN/QJ

jjaahuur@Hotmail.com

Comments are closed