
Hargeisa 7/11/2014(SDN/QJ) musuuliyiinta macjarka indhodero iyo ganacsade al yasir oo ah ganacsade caraba oo ay wada shaqayn leeyihiin ayaa maanta galinkii danbe shir jaraa id oo ay ku qabten magalada hargeisa kaga hadlay khilaafka ba,an ee maalmihii ugu danbeyey ka taagna magalada berbera oo u dhaxeyey indhadero iyo ganacsato rer berbera ah
https://www.youtube.com/watch?v=hUvXG5QFjNk
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
