|

Daawo:- Maxay tahay sababta dhalinyarada uga tahriibayaan waddankooda?

Garowe, 30,4,2016 (QJ/SDN) – Qaar ka mid ah dhalinyaradda Puntland gaar ahaan kuwa magalada Garowe ayaa ka hadlay sababaha keenay in dhalinyaradda ay waddankooda ka tahriibaan, waxayna eeda koowaad saareen dowladda oo aan wax shaqo abuur ah u samayn.

Sidoo kale dhalinyaradda waxay sheegeen inay caqabad kale tahay qof da’da ama weynaaday xilalka loo dhiibo taasina ay caqabad ku tahay in awooda dhalinyaradda la arko,waxayna dowladda ugu baaqeen in dhalinyarada dalkooda lagu jiheeyo oo fursado hagaagsan loo abuuro.

Dhalinyaradda Soomaaliyeed ayaa ah kuwa ugu badan ee ku le’da baddaha Liibiya iyo Talyaaniga.

Comments are closed