London Sept 16,2014(SDN/QJ)-Waxaa magaalda Bristol ee dalka UK lagu qabtay munasabad lagu soo dhaweynaayay xubso cusub oo ku so biray xisibga mucaadad ee Wadani.
Xubanahaani ayaa ka soo jeedaa gobolka Howd. Hadabo hoos ka daawo qaabka ay u dhacday munaasabadaasi.
