London26Sep14(SDN/QJ) jaaliyada somaliland ee uk uu gudoomiye u yahay imaan ayaa waxay casho sharaf u sameyeen imaamamka masjidka Cali Mataan oo booqasho ku jogay wadankan uk , isaga oo casuumad ka helay jaaliyada somaliland ee biristol imaamka ayaa la filayaa inuu la kulmo qaybo kale oo ka mida jaaliyada somaliland . halkan sawiro ka mida jaaliyada iyo soo dhawayntii uu kala kulmay Imaamka Masjidka Cali mataan , jaaliyada somaliland SSuk ayaa dhawaan dib u habayn iyo dar dar galin lagu sameyey iyada oo hada ay ka muqato soo dhawaynta iyo isku xidhka jaaliyada iyo midaynta dhamaan ururada ku abtirada somaliland.






