London June 28,2014(SDN/QJ)-Jaaliyada Soomaaliyeed ee dagan degmadaHammersmith & Fulham ay guleteen iney so ceshataan wiil Soomaaliyeed oo laga qaatay waalidkiisa iyaga oo aan waxba galabsan kadi markii ay ku banaanbaxeen halka looga arimoyo xaafadii lagu qaatay wiilkaasi.
Hadabo hoos ka daawo qab uu u dhacday soo celinta wilkaasi.
