|

DAAWO: Telefishanka Aljazeera Oo Warbixin Ka Sameeyay Xasuuqii Dowladdii Siyaad Barre U Gaysatay Shacabka Somaliland

Hargeysa,28,6,2016 (QJ/SDN) – Dhammaantood Dil Oo Qari: Sidaa waxa Ciwaan looga dhigay baadhitaan dheer oo Telefiishanka Aljazeera Ku Sameeyay Xasuuqii Dawladdii Siyaad Barre u geysatay shacabka Somaliland siddeetamaadkii.

Baadhitaankan oo lagu baahiyey Barnaamijka Caanka Ah Ee ‘PEOPLE AND POWER’, ayaa soo bandhigay Doorkii uu xasuuqaa ku lahaa General TUKE oo Hadda Garoon-diyaaradeed oo ku yaalla Maraykanka Kaga Shaqeeya Waardiye ahaan.

Haddaba barnaamijkan Qaybtiisii Labaad Halkan Hoose Ka Daawo;

Comments are closed