|

Gabo Gabada Bisha Ramadaan iyo Maadays Xiiso leh oo ka Hadlaya Dadka aan Soomin DAAWO

Hargaysa 28.June 2016 (SDN/QJ):-Waxaa lagu Guda Jiraa Dhamaadkii Bishii Barakaysnayd ee Ramadaan,Bishan ayaa Xambaarsan Fadliyo dheeraad ah oo aan ku Jirin Bilaha kale Waxaa Hadaba dhacda Dad aan Soomin Bishan Ramadaan Iyagoo aan haysan Cudur daar diini ah.

Comments are closed