Washington 28.June 2016 (SDN/QJ):- Marka aad aaragto Gaadhiga gorgorla ah ee Madacweynaha Maraykanku waxa uu daaha ka qaadayaa xogta iyo asraarta ku duugan ka hor onta aynaan barnaamijkeena ku daahqaadin waana gaadhi kaerti u leh inuu iska difaaco gantaalaha iyo hubka kiimikada ah, waxana uu xambaarsan yahay agabka qaraxyada ka hortaga.
https://www.youtube.com/watch?v=gvhpf7c5ha4&feature=youtu.be
Gaadhiga Gaarka ah ee Madaxweyne Obama,Xogta asaraarka leh ee Ku duugan Iyo Alado uu Gaadiidka Kale Dheer yahay DAAWO
