|

(DAAWO) West Brom Ma Galaafan Doontaa Van Gaal Markii Aay Man United u Raja Goysey? (Jaahuur)

imagesLondon-Mar-06-2016 (SDN/QJ)Saaxiibayaal qormadeenaa ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa horyaalka Ingiriiska oo u muuqda in 3-da naadi ee hogaaminaya aay ruqaasan la’yihiin,waxaana soo wajahay badis la’aan iyo bar-bardh badan.

Bal daawada Man City oo kooxaha qaarkood casar dheer khaarigin jiren oo iyadii lagu dhibco badsanayo.

W/Q Jaahuur
SDN/QJ
jjaahuur@Hotmail.com

Comments are closed