Helsinki Jan 22, 2014(SDN/QJ)-Xisbiga Wadani ayaa waxa uu dalka Findlan ku qabtay xaflad lagu soo dhaweeyay taageereyaal xisbigaa ku biiray.
Xaflada ayaa sidoo kale waxa eedo loogu jeediyay xukuumada Kulmiye ee talada dalka heysa,halkan hoose ka daawo munaasibada iyo khudbadihii laga jeediya.
