Bristol 18.May 2014 (SDN/QJ)- Waxaa magaalada Bristol ee dalkan UK lagu qabtay xaflada balaaran oo mowshin loogu gudbinaayay golaha deganka ee Bristol, sido kale xafladasi ayaa lagu maamuusay xaflada 18 May waxana gootaasi laga waayay wafdi ay xukumada Somaliland u soo dirtay dalkann UK si ay ga qeybgalan xafladahasi lagu maamuusayay 18 May.
Hoos ka daawo qaabka ay u dhacday xafladaasi.
Bristol SDN/QJ.
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com
