London – Wareysi shirkii Turkiga kadib lala yeeshay Madaxweynaha dawladda Federaalka ee Somaliya Mudane Xasan Sheekh, ayaa lagu weydiiyey ka maaqnaanshiiyihii shirka ee dawladda Somaliland iyo Maamul-goboleedka Somaliyeed ee Puntland.
Wareysi madaxwayne Xasan Sheekh oo dhameystiran ka daawo halkan hoose
