|

DAAWO:Baahintii Warka TV-ga Qaranka Somaliland oo idnka imanaya dalka Sweden

Hargeysa Nov 01,2013(SDN)-Ku soo dhawaada Baahintii Warka ee TV-ga Qaranka Somaliland oo si toos ah idinka imanaya dalka Sweden ayaa Qodobada ugu waaayen waxa ka mid ah

-Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo direegto madaxweyne xilkii uga qaaday agaasimihii duulista iyo hawada mid cusubna xilkaa u magaacabay.

-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabilay mayorada magaalooyinka Somaliland.

-Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee xisbiga Kulmiye oo sheegay in ay ku hawlan yihiin sidii loo xalin lahaa khilaafka shirweynahooda ka dhashay.

-Daraasad Mareykanku soo saaray oo ka hadashay in Somaliland ay ka badbaaday musuq maasuqa.

Halkan hoose ka DAAWO

 

Comments are closed