Hargeysa Aug 08,2014(SDN/QJ)-Waa barnaamij laga diyaariyay lacago ay Hay’ada gargaarka caalemin=ga ah ee HCI iyo Haweeyn ka mid ah Beel weynta Maxamed Daud ku wareejiyeen Guddida mashruuca dhismaha wadada cad ee isku xirta Hargeysa iyo Ina Guuxaa.
Barnaamijka ayaa sawir ka bixinaya hanaanka ay dhismaha Wadadu u socoto iyo ka qeyb qaadashada bulshada ee dhameystirka wadada cad.
SDN/QJ-Hargeysa
contact@qurbejoog.com
