Hargeysa Sept 09,2014(SDN/QJ)-Shacabka reer Hargeysa ayaa cabsho ka soo jeediyay wadooyin ku yaal aaga groonka duyuuradaha Hargeysa oo ay xirtay wasaarada duulista Somaliland.
Shicibka oo kaashanaya madax siyaasadeed iyo qaar dhanka dhaqanka ah oo tegay wadooyinka xaniban ayaa soo jeediyay in dib loo furo wadooyinka.
Musharaxa Madaxweynaha ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen iyo Boqor Raabi ayaa iyaguna arinkan ka hadlay xukuumada u soo jeediyay in ay xanibaada ka qaado shacabka.
