|

DAAWO:China oo soo bandhigtay cududeeda Ciidan iyo reer Galbeedka oo ka anfariiray

Beijing Sep 04,2015(SDN/QJ)-Dawlada dalka China ayaa u dabaaldegtay sanadguuradii 70aad ee ka soo wareegtay kolkii Japan la jebiyay dagaalkii 2aad ee Dunoda.

China ayaa awoodeeda ciidan ku soo bandhigtay dhuulo tus ay sameysa oo dunida reer Galbeedka ka anfariirisay.

Halkan hoose ka daawo cududa China.

Comments are closed