Ottawa Sept 03,2014(SDN/QJ)-Ergeyga gaarka ah ee dalada mucaaridka Jabuuti ee USN Md Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay caasimada dalka Canada ee Ottawa waxa uu uga hadlay siideyntii culimadii reer Jabuuti ee u xirneyd dawlada Jabuuti mudada 18k bilood aheyd.
Md Xuseen Candhoole ayaa sidoo kale ka hadlay laba ka mida culimada u xiran weli dawlada Jabuuti iyo wadahadalada u dhexeeya mucaaridka iyo dawlada Jabuuti.
