Uncategorized

DAAWO:Faaliyaha Qaranka oo ka faalooday Puntland oo Qunsul ku yeelata Sanca

Muqdisho May 11,2014(SDN/QJ)-Barnaamijka Faaliyaha Qaranka ee ka baxa TV-ga Universal ayaa lagu soo bandhigay dalab madaxweynaha Puntland uu u gudbiyay dalka Yemen oo uu ku doonayo in Puntland ay Qunsuliyad ka furatp Yemen.

Faaliyaha Qaranka ayaa arintan barbar dhigay qunsul dhawaan Kenya u magacawday maamulka Juba.