
Hargeisa 15/11/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaa golaha guurtisda somaliland asleban maxamuud aaada ayaa iyo oday xaaji c/karin warabe ayaa saaka markay isku cakirantay cirkana isku shereertay khilaafkii golaha wakulada somaliland ayaa waxay go,aan ku gaadhen in mudo labo casho ku baaqen inuu goluhu fasax ahaado
https://www.youtube.com/watch?v=UFESYGDDXG4&feature=youtu.be
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
