
Hargeisa 11/2/2015(SDN/QJ)Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland saleban maxamuud aadan ayaa maanta ka hadlay shaqaaqadii dib uga soo cusboonatay deeganka bali diiriye ee gobalka togdheer ayaa ugu baaqay inay labada dhinac u hogaansamango,aanadii golaha guurtidu haore uga soo saaray
https://www.youtube.com/watch?v=DUNmCKcoXPg
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
