
Hargeisa 6/12/2014(SDN/QJ)Maareeyaha haamaha shidaalka Berbera aya maanta kaalmaha shidaalka ugu baaqay kaalmaha shidaalka inay shidaalka qiimihiisi hore ku soo celiyan kadib markaa shirkadihii shidaalka keeni jiray ay jabiyen sidoo kale awaxa uu mareyuhu shaaca ka qaaday in dabayaaqada sanadkan dekada berbera la soo gaadhsiin doono mishiino lagu baadhi doono tayada shidalka dalka yimada
https://www.youtube.com/watch?v=2gCma0H4hBg&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
