
Hargeisa 22/1/2015(SDN/QJ)Maayarka Caasimada Hargeisa Ayaa maanta waxa uu xadhiga ka jaray wado laga hirgaliyey degmada 26juun isagoo halkaasina ka dhagaxdhigay wado kale xili ay wali dayacan yihiin wadooyinkii caasimada dhexdeedu oo dawlada dhexe qaar dayac tirtay
Hargeisa SDN?QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
