
Hargeisa 6/11/2014(SDN/QJ)Kulanka Uu Madaxwaynaha Somaliland Manta Xafiiksiisa Kula Yeeshay Waftigan Uu Hogaaminayay Safiirka Armaha Somaliland Iyo Somaliya U Qaabilsan Dalka Ayaa Waxa Ku Wehelinayay Qaar Ka Mid Ah Golaha Wasiirada Xukumada Somaliland Waxaana Markii Uu Shirjkaasi Soo Dhamaaday Oo Ay Saxaafadu Dibad Joog Ka Ahayd Waxa Markii Uu Soo Dhamaaday Warbaahinta Kula Hadlay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Iyo Sidoo Kale Safiirka Waftigan Hogaaminayay
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidasporanews.com
