Uncategorized

DAAWO:Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo sheegay in Somaliland gacan siiso Al Shabaab

Garoowe May 14.2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Ku-xigeenka maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya Cabdixakiim Cabdilaahi Cameey ayaa Somali Channel u sheegay in ay hayaan cadeymo muujinaaya in Somaliland ay gacan siiso Al Shabaab.

Madaxweyne ku-xigeeenka Puntland ayaa sidoo kale sheegay in maamulka Khaatumo uu haatan la mid yahay qorax casar joogta.