Uncategorized

DHEGEYSO:Jaaliyada reer Somaliland ee Canada oo dhaliilay safarkii Odeyaasha Soomaaliya ay ku tegeen Somaliland

Edmonton May 14,2014(SDN/QJ)-Jaaliyada reer Somaliland ee magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa si weyn u dhaliilay safar ay odey dhaqameedyo iyo siyaasiyiin ka socda dalka Soomaaliya ku tegeen dalka Somaliland.

Safarka oo ujjeedadiisa lagu sheegay mid aan siyaasad aheyn ayaa hadana aan weli war waafi ah aanu ka soo bixin.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/ed.MP3″]

HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGYSATO JAALIYADA REER SOMALILAND EE CANADA OO DHALIILAY SAFARKII ODEYDA REER SOMAALIYA AY SOMALILAND KU TEGEEN