|

DAAWO:Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee Muqdisho maanta ka dhacay

Muqdisho July 12,2013(SDN)-Waxa maanta magaalada Muqdisho agagaarka km4 ka dhacay qarax ismiidaamin ahaa oo lala beegsaday kolonyo ciidan oo AMISOM ah.

Qaraxa oo ay sheegatay Al Shabaab ayaa geystay khasaare kala duwan,HALKAN DAAWO.

Comments are closed