|

DAAWO:Rasuulka Iyo Isbadalkii Jasiirada Carabta

Ottawa Feb 27,2015(SDN/QJ)-Waa Barnaamijkii taxaniha ahaa ee Diinaga ahaa ee uu Sheekh Saciid Cali Axmed inoo soo diyaarin jiray.

Todobaadkana waxa uu ku saabsan yahay  In qof ban’iaadmi ah la badalo fikirkiisa, dhaqankiisu ma fudduda. Waxa hadaba muhiim ah in la is waydiiyo sida uu Nabi Maxamed (Salalahu Calyhi Wasalam) uu mudo 23 sano ah ugu guulaysatay in uu isbadal wayn ku sameeyo fikirkii iyo dhaqankii ka jiray jaziirada Carabta. Halkan ka daawa sida uu barmaamij ku saabsan mawduucaas.

Comments are closed