London May 19,2014(SDN/QJ)-Qurbejooga reer Somaliland oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan xukuumada Somaliland ayaa wada jir si wadaniyadi ku dheehan tahay ku soo dhaweeyay munaasibada 23 guuradii ka soo wareegtay dib ula noqoshada madaxbanaanidii Somaliland ee luntay 1960kii.
HALKAN HOOSE KA DAAWO REER UK OODABAALDEGAYA
Post by Salamy Wayd.
