London Sept 02,2014(SDN/QJ)-Suladaan Cumar Cabdicasiis Beyle oo ka mida Salaadiinta Soomaaliya ayaa ka waramay horumarka kala gedisan ee Somaliland uu ku soo arkay, khaasatan waxa uu si gaar ah uga waramay nidaamka dawladeed ee Somaliland ka jira oo uu barbardhigay ka Soomaaliya.
Suldaan Beyle waxa kale oo uu ka waramay sida uu u arko kooxaha colaad wax ku doonka ah oo uu uGu baaqay in Somaliland ay nidaam siyaasadeed wax uga doonaan oo qabiilka iska iloobaan.
