Uncategorized

DAAWO:Wararkii TV-ga Qaranka Somaliland oo idiinka imanaya Sweden

Stockholm Nov 08,2013(SDN)-Ku soo dhawaada mar kale bahiintii wararka Caalamka ee TV-ga Qaranka Jamhuuriyada Somaliland oo idiinka manaya dalka Sweden.

Qodobada aad warka ku daawan doontaana waxa ka mid ah

Madaxweyne Siilaanyo oo qaabilay wefdi ka socda dalka Kenya oo Somaliland booqasho ku jooga

Qaar ka mida Xildhibaanada Somaliland oo canbaareeyay shirka wada tashiga qaran ee mucaaridku iclaamiyeen

Halkan hoose ka daawo gebi ahaan baahinta warka Tv-ga Qaranka Somaliland