
Hargeisa 22/1/2015(SDN/QJ)Wasiir ku xigeenkii Hore wasarada arimaha gudaha somaliland c/laahi abokor cismaan ayaa maanta ka hadlay buug cusub oo uu sheegay inuu ku soo bandhigo kooxo uu ku tilmaamay argagixiso oo xukuumada axmed siilanyo ku jira iyadoo arintaasi hore loogu xidhay
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
