
Hargeisa 3/11/2014(SDN/QJ)-Siciid Sulub Maxamed oo ahaa wasiirkii hore hawlaha guud iyo guryeynta ayaa saaka mar uu ka hadlay ayaa si adag uga hadlay Xildhibaano u soo Jawaabay Mudanayaal ka tirsan Xisbiga Waddani isla markaana dhaleecayn weyn u soo jeediyay Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Hawada ee Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Cabdi.
https://www.youtube.com/watch?v=jiAr1JuPC_8&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg
Hargeisa Concat@Somalidiasporanews.com
