
Hargeisa 11/1/2015(SDN/QJ)xildhiban maxamed faarax qabile oo kamida xildhibanada aqalka wakilada somaliland ayaa maanta si adag uga hadlay qodabadii ka soo baxay urur gobaleedka igad isagoo xukumadana u soo jediyey inay umada si fiican ug waranto qodobadaii lixda ahaa ey jabuuti ku soo gashay
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
