Home » dacwada You are browsing entries filed in “dacwada”

DAAWO: Khudbadda Jimcaha Ee Sheekh Aadan-Siiro Maxay Kaga Duwanayd Kuwii Hore ?

Hargeysa,9,7,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Mucjisooyinkii Nebigeenna Muxamed (CSW).

Posted in dacwada,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muxaadiro Cusub: ‘Xuska Alle’ – Sheekh Mustafe X.Ismaaciil

Hargeysa,2,7,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa muxaadirada cusub ee uu jeediyay fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun “Xuska Alle”.

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Su’aalo iyo Jawaabo: Sheekh Cabdillaahi Xasan Xaashi ‘Berberaawi’

Hargeysa,1,7,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa su’aalo iyo jawaabo diini ah, waxaana su’aalaha innooga jawaabaya fadiilatu Sheekh Cadbillaahi Xasan Xaashi Berberaawi.

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qisooyinka Quraanka (14) – Khudbada uu Ibliis Naarta ka jeedin doono

Qisooyinka uu Quraanku ka sheekeeyay waxa ka mida kudbada uu Ibliis (Shaydaan) naarta dhexdeeda u jeedin doono dadkii aduunka raacay. Khudabadaas Ibliis iyo duruusta laga faa’idaysan karo ayuu ku saabsan yahay barmaamijka 14 aad ee barmaamijyada qisooyinka Quraanka.

Posted in dacwada | Read More »

Qisooyinka Quraanka (8) – Xeedhadii Reer Bani-Israa’iil

Reer Bani-Isra’iil waxa uu Allah u soo diray nabiyo badan iyo mucjisooyin sidaas oo kale badan. Mucjisooyinkaas waxa ka mida xeedhadii cuntada ahayd ee ay xertii Nabi Ciise waydiisteen in uu Allah samada uga soo dajiyo. Sheekadii xeedhadaas ayaynu maanta ku soo qaadanaynaa barmaamijka 8 eedaas ee silsilada qisooyinka Quraanka. Fadlan hoos ka daawo, si […]

Posted in dacwada | Read More »

Qisooyinka Quraanka (7) – Qisadii Qaabiil iyo Haabiil DAAWO

Dilkii uu horeeyay ee aduunka ka dhaca waxa uu ahaa dilkii ka dhex dhacay labadii inan ee uu dhalay Nabi Aadam oo midkood walaaliis dilay. Barmaamijka 7 aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan ku eegynaa dhacdadaas iyo wixii laga faa’idaysan karo.

Posted in dacwada | Read More »

Islaamka iyo Mustashriqiinta

Qeexitaanka erayga Mustashriq/Mustashriqnimada (Orientalist/Orientalism): “Mustashriq” waxaa looga jeedaa qof Caalim ah oo si gaar ah aqoon xeel-dheer ugu leh afafka iyo dhaqanada dhulka dhaca jihada Bari ee Aduunyada. Erayga “Orientalist” ama Mustashriq waxaa markii u horeysay ka dhexmuuqday oo loo adeegsaday luuqada af Ingiriisiga 1779. Erayga “Orientalism” isna waxaa looga jeedaa inla tilmaamo dhulalka dhaca […]

Posted in dacwada,Features | Read More »

DAAWO: “Waxyaalaha Soonka jabiya Shuruudahooda iyo Waxa aan jabin” Sheekh Maxamed Umal

Hargeysa,16,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa muuqaalka muxaadiro ku saabsan waxyaabaha soonka jabiya iyo waxa aan jabin, waxaana innoo soo jeedin doona Fadiilatu Sheekh Maxamed Cabdi Umal.

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Muxaadirada “Baro Rabbigaa” Sheekh Cismaan Cali Xuseen

Hargeysa,14,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa qaybtii koowaad ee muxaadirada “Baro Rabbigaa”, waxaana innoo soo jeedin doona Fadiilatu Sheekh Cismaan Cali Xuseen.

Posted in dacwada,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Muxaadiro Uu Innoo Soo Jeedin Doono Fadiilatu Sheekh Maxamed Ismaaciil “Sahay Aakhiro”

Hargeysa,12,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa muxaadiro uu innoo soo jeedin doono Fadiilatu Sheekh Maxamed Ismaaciil ‘’Sahay Aakhiro”

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »