|

Dagaalkii Maato Doox ee Cali Khaliif ku Dhawaaqay oo Xalay lagu Miray Dad Rayid ah Iyo Gurmadkii Wasiir Saleebaan Xaglo Toosiye DAAWO

Buuhoodle 13. February,2016(SDN/QJ):– Waxaa Habeenkii Xalay Duleedka Magaaladda Buuhoodle Lagu Laayay Dad ka soo Jeeda Bariga Magaaladda Burco Kuwaas oo dhamaantood ahaa Shacab reer miyi ah Kuna soo hayaamay deegaanka Gobolka Buuhoodle,Waxaana Halkaas ku Geeriyooday Hal Ruux halka laba kalena ku dhaawacmeen.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Gurmad ku Tegay Goobta Mashaqadu ka dhacday .

Comments are closed