Hargaysa 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xildhibbaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, ayaa ka dhawaajiyey in aan madaxweyne ku xigeenimada Somaliland aanay lahayn wax awood ah isla mar ahaantanaa uu u baahan yahay in la sameeyo Raysal Wasaare.
https://www.youtube.com/watch?v=QYjASicfzXU&feature=share
“Dalku Wuxuu u Baahan yahay Madaxweyne iyo Raysal-wasaare Waayo Madaxweyne kuxigeenka awood malaha” Xildhibaan Axmed yaasiin DAAWO
