Uncategorized

Damaca Hoose ee Kooxda Daamul Jadiid,Ka Digtoonida Raysal Wasaaraha iyo Warbixin Xiiso leh oo Telefishanka Aljazeera ka Diyaariyay DAAWO

Muqdisho 20.Jan 2015 (SDN/QJ)- Xili la kala diray Xukuumadii uu soo dhisay RW Cumar Sababo ku aadan Faarax C/qaadir, Sanbaloolshe, & C/kariin Xuseen Guuleed oo Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay u Arkeyn in ay Yihiin Siyaasiyeen aan Miisaan Xoogan Laheyn islamarkaana si gaar ah u fuliyay Qorshaha Kooxda Damul Jadiid ayaa Arintaasi Waxaa daba gal ku Sameeyay TV.AL JAEERA Qaybta ku baxda Afka Carabiga.

TV.ga Al Jazeera dadka uusoo Xiganayo Waxaa ka mid ah Faarax C/qaadir oo ah Saaxiibka kowaad ee Madaxweynaha Somalia.

Daawo:-